Adeeroow waan ku baryaa part 1

sheekadaan waa sheeko dhab iigu dhacday, gabadh magaceedana waxaan ka soo qaadaynaa yariisyay. Maalin maalmaha ka mid ah aniga oo meel farmashiya ah jooga oo la sheekaysanya ninkii gadayay ayaa waxaa soo galay gabar yar oo da’da 15 ama 16 ah, gaaban yara kuusan qurxoon, waxay gadanaysay kiriim, markaan arkay in ay sidato buugaag Ayaan…