Naagta i leh part1

magacaygu waa sacdiyo saacadaan aan sheekadaan qorayo waxaan jeego ugu jiifa dhabta khadiijo, khadiijo waa, sideen idinkugu sharaxa, ok aan dhaho khadiijo waa naagta ninka ii ah ama xaaskeeda aan ahay, waa qofta hanatay qalbigayga iyo naftayda iyo jirkayga, aan soo gaabshee waa qofta ileh ama aan dhaho adoonta u ahay, waxay iga weyntahay 23sano,…