| | | | |

Lacag jacyl baan dhilo u noqday part5

Ha u roonaadoama yuusan u roonaan, anigu qacdii hore ayaan ka helay, soo jiidasho xoog badan ayuu leeyahay, ragganima muuqata oo hayad ah ayaa ka muuqata. Markii u horeysay, habeen ayuu casha ii kaxeeyay, makhaayad qaaliya yaan tagnay, sidii amrwo loola dhaqmi jiray ayuu iila dhaqma, lugaha dhulka iiga qaaday. Kursiga asagaa ii ahay intaan…
| | | |

Ku socota mudanahayga nin wacan

Waraaqdaan gabar baa ii soo dirtay, waana iga ogolaatay inaan idin la wadaago, aad ayayna u mahadsan tahay, waa qof qaaliya runtii. Waxayna ku bilowday warqadii Mudane waxaa laga yaba inaad is tiraahdid naagtaan maxay ahayd, xagee kugu baratay, Mudane waxaan ahay naf ku jecel, qalbi raalli kaa ah, ruux aan adiga maahane indha kale…

Hadimo Jacayl part12

Markii u yimid ba waxa uu booqday gurigii uu ku soo koray ee habaryartii hadayado badan oo uu u siday ka dib waxa uu si kaftan ah ugu yidhi Maryan iiga waran ileen waxay ahayeen isaga iyoo habaryartii will iyo walidkii oo iska warqaba markiibana garatay ujeedadiisa markasay ku tidhi iyadoo aad modid inay kaftamayso …

Hadimo Jacayl part10

Mustafe isagoo u caqli celinaya Maryan ayuu ku yidhi  wax wal oo aduunkan ka dhacaa xaga ALLE ayay ka qoran yihiin in sidani dhacdana way qornayd markaa ku samir yeelna siday reerkiinu kuugu taliyeen waayo anigu hadaan maanta ku kaxaysan lahaa meel aan ku geeyo ma haysto lakiin hadaan xataa ku ka xaysto abahaa iyo…

Hadimo Jacayl part9

malintii  la soo doonayay waxa ka hadhay barii oo kaliya dhamaan dadki xafaduna way ogadeen oo waxay la yaban yihiin guurka aanay inantu raalida ka ahayn ee hadana lagu khasbaayo lakiin waa wax ka dhaca inta badan dhulka soomalida oo hablaha la siiyo wilal aanay garnayn oo lagu siinayo dibada ayuu ka yimid iyo lacag…

Hadimo Jacayl part8

Waxa soo dhawaatay malintii balantu ahayd waxaanu abahed u sheegay Maryan hoyadeed Cawo inay inta ka horaysa khamiista ka dhadhiciso inanta guurka oo ay ka sii ogalaysiiso lakiin war uma hayo inay la sooco  to mid hadii raga oo dhan lasoo safo ay isaga uun qadan lahayd waxwal oo uu yahayba Maryan hooyadeed oo sidii…