daris waxaan ahayn nin dheer oo  foolxumo iyo qurux u dhaxeeya, naagaha xaafaduse dhahaan waa fool xun yahay, hadana mis kasta afka ku hayso oo isla doonayso, naag ku dhacdana ma jirto in ay la hadasho sababtuna waxa weeye, bal la hadal iska daaye muuqiisa yaa laga baqaya xaasid aan xaasid kale jirin ayuu u egyahay, markii asaga  jidka maraya aan isku hor nimano oo i fiiriyo calooshaa i rogmata, naagha xaafada oo dhna taas waa sheegee, waa nin dheer oo xoogaa buuran oo xoog badan, naagaha kale waa ka baqeen oo mid la hadli karta ma leh, aniguse waxaan go aan saday in aan la hadlo wixii dhici laha ha dhaceene, waayo rabitaankiisa igu batay riyada aan ku arkayay ayaa igu badatay, waxaan gaaray markaan asaga indhaha saaro in aan hoos ka qoyo, saxiibtay aniisa ayaan u sheegay oo ku iri,

waan galayaa ninka aad baan u doonaya, waaba ila yaabatay oo tiri,

naa ma waalatay,

maxaa dhacay oo u waalnahay markaan iri ayay igu tiri,

horta kan asaga oo jidka maraya ayuu dumar iyo rag ba baqdinta ku abuuray hadad qol u gashid waa wadnuhu ha ku istaageenbaqdin darteede, anigu aniisaan ahaye wadne aan hortiisa ku istaago iguma yaal, tan kale adigu waad bar yar tahay oo gaaban tahay, 35 kiilo sow maadan noqn maalin dhawayd, haa ayaan ku iri,

markaas ayay igu tiri

naa meel fariiso ninkaas yuusan dhabarka kaa jabine, caqli xumidada side ku keentay adoo 35 kiilo ah aad nin boqol kilo kor u dhaafay hoos jiifatid,

waxaas naag baan u ahay, nin fudud ifkaan ugu nec bahay baan iri,

culuayska ninka markay sheegtay ayaaba daren i galay, anoo qoyay baan arkay

hadada ag istaagt xagee ugu joogaysaa baad u malay ayay i weydiisay

naasha hoostooda baan u malayn ayaan ku iri anoo qoslaya

naag la wataa tahaye bal aan aragno sida wax ku danbeeyan ayay tiri ayado qoslaysa

hadal aniso iyo hadal naag kale aniga shaqadayd maahayn oo nin inaan hoos seexdo si kasta oo uu u weyn yahay qaado allaa naag iiga dhigay, eedaday waxay oran jirtay naag gus ku jiro, ninku saxar kala fudud, xaasidnimadiisana waaba wuxuu igu soo jiitay, ee sidaan ula hadli laha aya dhib igu noqotay, side hadal ugu bilaaba, geesnimo iska raadi naaya ayaan nafta ku dhiiri galiya

maalin ayaan jidka iska hornimid markasaan ku iri

asc,

asna wcs  ayuu iri,

wadnahaa i gariiray codkiisa weynan kiisa, walaahi xabadkayga yaan ka dareemay, eray kale waa ugu noqon wayay, horaan u sii socday, dhagahaygana waxa ka sii yeerayay hadalkiisii aad u malaysay in uu samaacad ka soo baxayay, intaan istaagay ayan gadaal u fiiriyaya asga oo sii socda, dhabarkiisa weynankiisaan la yaabay darbi sii socda ayaad u malaysa, kan gacmahaygu maba kala gaaraan dhabarkiisa ayaan is iri oo anigii isku qoslay, meel gees ah inta istaagay ayaan sii daawaday ilaa uu gurigiisa ka galayay, waligay inta uu weynan la eg yahay nin la eg ma arag, xaafada dadka ila dagan xataa ma arkin, waxay ku naynaasaan, maroodigii

dhowr maalmood markaan salamay ayaan maalin ku iri

walaaloow arrin baan kaa lahaaye ma kula hadli karaa

waan ka weynahaye adeer maxaad u oran weyday waaban ku dhali karaaye ayuu yiri

waa runtiis waa raga 45 iyo 50 jirka ah hadii uusan ka weynayn anigu da’ ma qiyaasi aqaane, ana 19 baan jira,

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com