Magacega waa…… sanadkii 2017 waxaan si isxanbaar ah ku tagay Sweden waxaan ku dagay guriga habaryar habaryar waxee jirtaa 37 sano wee dabo ween tahay sidoo kale guriga waxaa kunool ninka habaryar qabo iyo walalkis iyo 3 caruur ee dhashay habaryar familka inaan safican isku baro ayaa waqti qaadatay sababto ah inta badan la isma arko shaqo iyo waxbarasha ayaa lakala aada.

ninka habaryar qabo waxuu dalawar ka yahay taxi galabki ayuu baxaa salada subax yahu soo hoyda waa nin qayilo ana waxaan saxib la noqday wiilka la dhashay ninka habaryar waxaan isku raaci jirnay goobaha shishada lagu cabo markan boring waxaa noqonay saxibo aad iskugu dhaw habenkas shishada kusoo daahno guriga nalagama furi jiray ilaa qaboob xun nagu dhaco furaha guriga in nala siiyo waxaa noo diday habaryar waxee nagu noqotay laf dhuun gashay.

ninka iyada qabo markan ku dacweeno waxoo noogu jawaaba iyada guriga ka taliso ee muranka iga joojiya kadib waxaa ku tashanay sidaan silaantan futada ween meel iskaga saari laheen mudo kadib waxaa Somali tagay ninka habaryar qabay iyo carurtisa waxoo dhahay waxaan ku maqnayaa 2 bil si aan carurta usoo baro ehelkii iyadanina ineey raacdo ayee rabtay lkn woo ka diiday sanadka danbe ayaa baxeesa ayuu ku qanciyey sidaas ayee ku jogtay.

 marku baxay habaryar ayaa codsi iyo baryo la galnay si aan furaha guriga usoo copy sano lkn wee diiday waxee na weedisay habenki waxa aan kusoo dhafarno waan u sheganay inaan shisho iyo bashaal ku maqanahay waxee nagu dhahday intuu odayga ka maqan yahay guriga ku isticmalasha shishada ana yaan la isoo dhaweynin bahashaas urteeda haye ayaa dhahnay week kadib ayee waxee nagu dhahday jiif cusub ayaa soo gatay ee kalay ila xirxira xajigeyga yaaloo shegin surprise ayaan ugu dhigi rabaa marku imado markas ayaan ku dhahnay.

habo waxaa sidas iskugu dhibeysa waaba duqowde

intee dhaxda qabsatay ayee tiri

naag iga dhaxyar majirto ninkega agtisa wili 20jir ayaa ka ahay

wiilki kale ayaa ku dhahay

dumashi 20 jir socodka dhibayo ma jiree maa beenta na deesid

markas ayee tiri

waxaa ula jeeda

markas ayuu ku yiri

dumashi dabada ween ayaad ka socod la dahay ee gym tag ee iska rid

markas aydoo qosleso ayee ku jawabatay

soo walalka ifuri maayo hadaan dabada iska rido

kaftan kadib sarirta ayaa xirxirasho ugalnay iyadina guriga ayee sii tirtireysay sarirta markan dhameynay koomadinka ayaan furnay si aan ugu soo bixino alaabta kujirto oo aan u galino koomadinka cusub waxaa ku dhax aragnay kanini Vega ah iyo condom badan iyo baakad sigaar ah baakada waxaa kujirtay 4 xabo sigaar ah ana iyo wiilki waa wada fajacnay waxaan filan weeynay ineey habaryar sigaar cabto marna waxaan isku dhahnay amuu ninkeda meesha ugu tagay.

kadiba waxaa ku tashanay inaan maalin kale kusoo noqono si aan u ogaano ineey sigaarka cabto iyo inoo mesha iska yaalo waxna lama dareensin qolka markan kasoo baxnay ayaa u imaanay iyado qado karineeso waan qadeenay malin kadib iyadoo fadhiga tv ku daawaneso ayaa ku dhahay habaryar charger kaga ma isiin karta markas ayee qolkeda ii dirtay inaan kasoo baxsado qolki markan soo galay komadinka ayaa furay si aan eego in sigarka lacabay iyo inoo sidiisa uyaalo waxaan arkay 2 sigar ineey kuso hartay 2 eey ka maqan tahay waxaan ogaanay ineey habo sigaar cabto waxaan ku heshinay ineey chance tahay si aan furaha guriga ugu qadano hadee diido aan ka shifno ineey sigaar cabto iyadoo fadhiga fadhiso ayaa labada dhinac kasoo fadhisanay ayaa jilbaha u riixriixnay anago amaneeno markas ayee tiri

Qore

Nolosha familka

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Qof  sheeko haya waan soo dhaweynayanaa ee soo dira

Ninwacan1@gmail.com