Waxaan sugayay habeenkan wax badan. Habeenkii nolosha badalay wuxuu bilowday markii aniga iyo saaxiibtay aan qolkeeda ku jirnay, qosol iyo sheeko ka dib, saxiibtay gini ilaa yaraanteenii Ayaan saxiibo ahayn, lkn markii aan weynaanay is badan Ayaan dareemay.

Sida ay ii eegto, say ii taabato, gacanta say mar mar ii mariso oo waliba ku daahdo taabasha iyo salaaxida yar, dareen kale Ayaan dareemi jiray, inay ayaduna sidaas oo kale dareemi waan hubay, lkn waan xishoon jiray.

Habeenkaas sariirtaan ku jiifnay, laba diric kaliya Ayaan xidhnayan, sheeko iyo qosol ka dib waan aamusnay anoo jeego u naal. Markii danbe ayay gees isku dhigtay oo igu soo jeesatay, tin dhagta iga saaray ayay si aayara iiga leexisay.ka dib faraheedii dhabankayga yara salaaxeen.

Anigii gariir yara baa I galay, ayadiina waa ii dhoolla cadaysay, koronto ayaa igu yaacday,waxaan rabay inaan qabsado baasho ku dhajiyo, lkn waxaan is iri sug ayada, waayo anigu xishood miiran baan ahaa, tan kale ayadaa bilowday waana ogaa waxay rabto, ayada ka sug baan iri.

Qoorta yay iga marisay sacabkeedii oo lafta kalxana dul saaratay, waana hubay inay dareemaysay garaaca wadmahayga oo sii batay, inta indhaha iga eegtay bay tiri

Canab waxaan u malayn inaan diyaar u nahay

Waan dhoolla cadeeyay, waa iga geesisan tahay ayadu, waana ay dareentay dhoolla cadayntaydu haa tahay,

Diyaar ma u tahay ayay cod aan kii aan ku aqiinay ahayn igu tiri, waan ogaa inay wax I weydiinayso iyo inaan diyaar u ahay, lkn codkeedu siduu u muuqday, waan samaynayanaa oo kale ayuu ahaa, amar

Madaxaan u ruxay anoo ha aka wada

Markaas ayay baasho igu qabatay inta dusha iga soo fuushay, xooga amarkay saas baasho iigu haysay ayay afkii igala baxday oo hoos inta ii eegtay tiri

Hammuun badan baan kuu qabaaa canab

Si dhiba Ayaan ku iri

Aniguba waan kuu qabaa

Markas ayay dhinac iiga dagtay oo jeego u seexatay anigii dusheeda isoo saaratay, baasho ayana ku qabtay oo is jaqnay, runtii hoosteeda jiifo ayaa ma macaan badnayd, korka aan ka saarnahay, lkn gini ayaa saan rabtay.

Diricii aan xidhnaa yay hoos ka soo gurtay ilaa ay iga siibtay, ana jilbahaan ku istaagay oo ka siibay diricii, anaiga iyo ayaduba sagaal iyo toban jiroo ayaa nahay, jir macaan oo dhuuban leh.

Intay I soo qabatay ayay korkeeda igu soo seexisay hadana is baashaaynay, markaas ayay madaxayga hoos u riixday oo naasaha u jaqay, ibta u dhuuqay, hoos ayay isii sii riixday, waxay rabtana waa dareemay. Markaas ka dib anaa hoos u ii dagayay ilaa aan ka gaaray canbarkeeda ligaheeda oo kala furan.

Si aayara Ayaan u leefay, carafta kacsigeedaa ka soo karayay canbarkeeda, dhadhan macaana waa uu lahaa oon ka helay, waa markii iigu horeysay ee aan leefo canbar naag, macaan ayuu ahaa.

Xoogaa markaan leefay Ayaan kintirka carbiyay oo dhuuqaa, ayadii dhexda ayay goday oo taah iyo riin gashay, timaha inta I qabatay ayay hoos iigu riixday gudaheedii qoyanaa ee kulaylku ka soo baxayay.

Kintirki Ayaan ku waday leefid oo diiradda saaray, sidii gus yar ayuu u istaagay oo aan dhuuqaa oo mudsadaa, waxaan dareemay ayda oo gariir bilowday oo salkii dhulka ku hayn la, hoos Ayaan u riixay sariirta ku celiyay.

Markii danbe gariirkii ku sii batay oo ay qaylisay, tintii xoog ii soo qabatay hoos xoog iigu riixday, biyaheedii aya amarkaas afkaga ku shubmay, oo madixii ii sii daysay,

Kor Ayaan ugu abaabay ayadii oo dusha ka fuulay, naasaheenu is caadiyeen, baasho Ayaan ku qabtay, baasho dheer si ay uga dhadhansato biiyaheeda afkayga, gacmaheeda ayay igu duubatay oo isku kay dhajisay, jirkeenuu isku dhagay, waana hubay markaas inta noloshayda ka haratay in aan rabo inay saas ii haysto.

Maanata labadeenuba affartan iyo laba jirro ayaa nahay, sidii baana gacmaheeda ugu dhex jiraa oo ii haystaa.

Nin wacan