Markii aan dugsi sare dhameeyay ayaan jaamicad awaxaan u aaday magaala kale oo ka fog tan aan daganayn, waxaana dagan magaaldaas islaan ay hooyaday qaraabo kore yihiin, saxiibo isku dhintana yihiin oo tiri gabadhu anigay ila dagaysaa, hooyan waa ka yeeshay sidaas yaana kula dagay ayada iyo wiil ay dhashay oo ilaa shan sano iga weyn.

Gurigu waa saddex qol, mid wiilkaa seexda iyo hooyada kii kalana anaa dagay, habrtu subixii shaqao ayay aadaa ana jaamicada wiilkuna wax ma qabto jaamicadii wa dhameeyay welise shaqo ma bilaabin, waana nin adag saan u arkay, yacni ma xuma oo qof wanaagsan lkn waxa ka muuqata raganimo saa’id ah, oo haddii uu ku fiirsho adiga dhan jiriirico kugu jajabayso, kolley anigu saasaan dareemaa haddii oo indhaha ii dhmaystiro, si baa baqdin ii gashaa, waan iska ilaaliyaa in aan aniga iyo asagu kulano hadii aan kulanana in aan indhihiisa eegin, walaahi waa dab oo kale wax loo dul qaadan karo maaha, kolley anigu waan ka baqaa eegmadiisa qaar, si aan iskula yaabayna waan ku raaxaystaa ka baqidiisa, yaab anigii, gabaray maxaa jira dhowr jeer wan is weydiiyay.

Maalin aniga iyo asaga oo kaliya oo guriga joogna ayuu qolka iigu yimid, sariirtaan ku jiifee markuu soo galay ayaan fariistay, waxaan rabay in aan ku dhaho sidee qolkayga u soo gashay adoon soo garaaci oo idan iga qaadan, lkn waan ku dhici waayay, horay ayuu wadnaha ii jaay oo dhowr jeer ooh ore six un iigu qayliyay, mar kastana anoo hor taagan iladu iga soo yaacdaa oo qolkayga ku carara, waxaanse la yaabi jiray anoo ilmayna markaan sariirta isku tuuro, barkinta inta caloosha ku qabsado ayaan farxad dareemi jiray, arrintaas meel aan u qaado waan garan waayay.

Wuu ogyahay in uu af kaliya iyo eegmo meel igu saaray, hortayda ayuu soo istaagay, wuxuu xirnaa surweel gaaban kastuumana ma qabin oo guskiisa oo kuusan ayaa dhinaca bidix surweelka ka muuqaday, saan is iri ma kacsanayn lkn asagoo dansan buu weynaa, markaas ayuu yiri

[maanta jaamicadaada ayaan soo ag maray waxaana arkay adiga oo wiil cadaan ah la taagan oo la sheekaysanaya, muxuu ahaa]

[haa wiilkaas isku galas baa nahay, waan iska sheekaysanyanay] ayaan iri aniga oo beerku I bood boodayo

[is aqoonid iyo isku galas ahaan waa igala badnayd sidaan u arkay, ee ma saaxiibkaaba]

[maya walahi, waan is naqaan uun]

[videojs_video url=”https://videos.files.wordpress.com/t9dJDmjj/labo.mp4″ autoplay=”true”]

Waan ugu jawabi karay war kir maxaa kaa galay cidaan la sheekaysto, ma adaa I dhalay, kumase dhicin oo waan ogaa, lkn baqdin aan ka baqayo ka sokoow aniga ayaaba ray I imtixaano u jawaabo, si baan u doonayay in aan u raali galiyo, wax igu qasbay maaqaan, waanse doonayay in aan raali galiyo.

Asaga oo aan hadal kale I oran ayuu iska baxay ana neef ayaa iga soo fuqday, oo sariirtii dhinac isugu tuuray, niyada waxaan iska iri, malaha jacayl baa ku haya gabareey, lkn waan dareemayay wax jacayl ka weyn ayaa jira oo aanan waa waxaas dhihi Karin, waayo in uu si adag iila hadlo igu qaylliyo dareen gooniya yaya I galin jirtay, naftaana runta u sheegay maalintaas, gabareey ninkaad waad rabtaa ee isa suuraynta iska daa.

Gaajo ayaan dareemay oo qolkii ka baxay, jikada anoo u sii socda yaan arkay asaga oo fadhiga fadhiya, qac baan isku iri walaahi, baqdin ayaa isku kay taagatay, sababatana maaqaan, markaas ayuu ii yeeray, waan u leexday oo u tagay, fariiso ayuu cod xoogaa kulul igu yiri, anoon hadlin ayaan kuri dhinaciisa ah fariistay, inta hortiisa farta ku fiiqay ayuu yiri

[halkan hortayda soo farsiiso]

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com