Magacayga aan sheekada ku sheegayo waa saado, maahan magacaygii dhabta ahaa, sheekadaan igu dhacday ama aan anigu sameeyay in aan idinla qaybsado ayaan jeclaaday

Waxaan ahaa markaas 40 jir hooyo ah oo saddex caruura leh, laba gabdhood iyo wiil, 20 sano ayaan is qabnay ninkayga, waligeena wax buuq iyo qaylo ah nama dhex marin, nolol wanaagsan oo kala danbayn iyo xushmad ku dheehantahay ayaan ku noolayn,

Dad hanti badan leh ma aynaan lahayn lkn intaan hasanay waa nagu filnayd nagana badnayd, farxadna ugu noolayn, dhinaca sariirta waxaan dhihi karaa naago kuwa ugu nasiibka badan ayaan ku jiray, oo markaan u baahdo diraa buu ii ahaa, ana diyaar baan u aha amarkuu ii baado, dhinacaas dhib kama jirin

Noloshaas wanaagsan ayaan ku jiray ilaa maalin shaydaan dhagta wax iigu sheegay,

Ninkaaga iyo naagtaan dariska ah maxaa ka dhaxeeya, maxay sida aan caadi ahayn iskula sheekaystaa oo iskula qoslaan, sow ma arag dhowr jeer ninkaaga oo daahay ayagiina waqtiyo isku dhow yimaadeen, malaha bananakay isku arkaan.

Malaha waligaa buu sidaan kuu khiyaami jiray adna daacad baad iska ahayd, wax baa jira, hubaal ninkaan iyo naagtaan wax baa ka dhaxeeyo, tan waa gabar yar oday dhali kara ayaa qaba, wax buu ka tari waayay ninkaagay soo raadsatay, wax yaabhaas iyo ka badan ayaa shaydaanku igula faqaa.

Naagta dariskeena ha waa gabar wax badan iga yar oo qurxoon oo is haysa jirahaan, oday waxaa qaba dhali kara oo lixdan kii ku jira, oo maal qabeen ah,

Odagaan lacag tay u guursatay, gyusna ninkayga ayay ka soo raadin oo u raaxeeya ayaan niyada gashtay oo waliba iska dhaadhiciyay, waxaan wax soconaya maahan, waa in ay joogsata waxay wadaan.

Ninkayga ayaan habeenkii danbe weydiiyay waxa ka dhaxeeya labadooda, waaba igu qoslay oo yiri

Ma xilli aan kala masayrno ayaa la joogaa, waan soo dhaafanay waqtigaase, 20 ayaan isla joognaa waligeena midkeen ba kan kale kama shakine

Raggiina waa idin naqaanaa hadaa dumar nahay, markaad na dabcisaan oo caruur dhalno ayaad kuw adhayla ah raadsataan, warkaas ha ii keenin aniga ayaan iri

Hadaan raadsanayo dhaylo maan magaalada ka raadsado, maxaa ii gayanaya naag la qabo oo waliba daris nahay, shaydaanka iska naar ayuu yiri

Aydaa ku soo doonatay oo ninkeeda malaha wax ka weyday, odagaa wax ka tari waayay malaha markii horana lacag bay u guursatay ayaan ku iri

Odaya haduu yahay ana oday baan ahay, da’da noo dhaxeeysaa aniga iyo asagu 10 sano kama badna, haduu wax mataraya yahay ana wax mataraan nioqo lahaa, tan kale manta waa oday iyo waxaas waa dhamaadeen sow ma ogid, kiiniini odagy kasta 20 jir ka dhigaya aya ameel walba yaal

Wixii jiraba wa soo bixi doonaan, war ma qarsoomo ayaan hadalkii ku soo xiray, markaan arkay in uu meela badan iiga gar leeyahay, maskaxdayduse waa diidanayd waxaas

Masyrkii ayaa igu sii batay, ayadii in ay noo timaado ayay badisay haduu joogo iyo haduusan joogin ba, ima aana orana cidlay ka soo cararaysaa oo caruur maleh gurigaas weyn ayay kalideeg dhex fadhidaa markii odagu shaqo tago.

Ee waxaa ii sawirmay in ay aniga saxiib iskala kay dhigayso si aanan uga shakin, oo qof wanaagsan saxiib fiican inay tahay ii muujinyasaa, ninkaygana malaha aad bay u jecshay oo inay mar kasta aragto ayay rabtaa.

Markii aan u dul qaadan waayay filimadii shaydaan ku I tusayay, oo uu ii sawiro ayadoo guska u jaqaysa, asagoo sidii aan jeclaa anigu oo ahayd in uu isku kay laaba u wasay, ayada oo u bagaysa markuu guska xanuunkiisa markuu minka kaga garaaco sidaan ugu bogo.

Ayaan maalintii danbe odagii iska hornimid oo salaam ka dib ku iri

Inaan kula hadlo ayaan rabay, ee maraad firaaqo leedahay oon wada hadli karno ii sheeg

Shaqada ka dib gurigaan joogaa mar kasta diyaar baan kuu ahay walaal ayuu yiri

Maya meel aan cidi joogin oo na maqlayn ayaan rabaa ayaan iri

Haye xagee kula haboon ayuu I weydiiyay

Walaahi maqaan, adiga magaalada kala yaqaan anigu waa iska dhaga xirnahay ayaan iri

Haye berri bakhaarka ma iga soo mari kartaa, meel aan ku sheekaysano weyn mayno markaase

Hye ayaan iri

Maalintii danbe ayaan bakhaarka ugu tagay oo gaarigiisa qaadanay magaalada banaankeeda tagnay, warna waxaan uga bilaabay

War ma ka haysaa ninkaayga iyo xaaskaaga waxa ka dhex socda

Maya, ee maxaa jira

Waan ka shakiyay ee adigu ma ka shakisay

Inta qoslay ayuuu yiri

Maya ee maxaad aragtay

Nin wacan

Ninwacan1@gmail.com