Faysal, waa mudanhayga cusub, waa nin weyn oo adag oo weyn. Gacmihiisu way qallafsan yihiin, guskiisu waa weyn yahay. Weligay waxaan ku hammiyi jiray in nin i leeyahay, oo aan dareemo naagnimaddayda, Faysalna waa ninka ugu habboon ee riyadaas ii fulin kara.

“Aniga oo dhan adigaa I leh, Faysal,” ayaan ku idhi, anigoo indhaha ku eegaya. “Sida aad doonto iga yeel.”

Wuu dhoola cadeynayaa, ilkihiisuna waxay ka caddaan, midabkiisu madoow. Wamqurux miiran.

 “Waan qorshaystay taas mar hore inaan ku yeesho yariisay, ayuu yiri.

Wuxuu ii watay qolkiisa jiifka, asagoo gacanta i haya. Anigoo raalli ku ah ayaan raacay, wadnaheygu la bood boodayay farxad iyo baqdin isku jira. Waligay nin ima taaban waa markii u horeysay.  Guska weyn ee Faysal oo gudahayga ku jira  markaan ka fakro ayaa ila ahaa wax  xiiso leh iyo argagaxba.

Waxa uu igu tuuray sariirta, anoo qaawan, anoo qaawan, dabcan, asagaa igu amray in aan dharka iska siibo ka hor inta aanan qolkiisa imaan. Sariirta anoo ku jiifa ayaan  daawanayay Faysal oo dharka iska siibanaysa, si aayara ayuu isaga siibayay. Waa nin qurux badan, dhammaan muruqa adag.

Anaa ku leh yariisay, raxaad la qaylin doontaa, ayuu yiri.

Xishood baan la dhoolla cadeeyay anoo faruurta hoose qaniinaya. Waxaan rabo sow maaha inuu iga qaylisiiyo. Macaan iyo xanuunba.

Sariirta ayuu soo fuulay, aniguna waa aan is celin kari waayay, guskiisaan ku dhaygagay.  Weynan miiran buu ahaa, dhumuc iyo dhiririba. waana ogaaa inuu I xanuujin doono markuu I galayo. Laakiin waan rabay, waxaan rabaa inaan dareemo isagoo gudahayga ku jira, inaan noqdo naagtiisa. Nagtii faysal iyo guskiisa inaan noqdo ayaan aad u rabay.

 cod wuu gariiraya ayaan ku iri.

” waan ku baryaa, Waan ku rabaa.”

Wuu dhoola-cadeynayay, hamuun inuu ii qabo waa ay ka muuqatay. Indhihiisa ayay ka muuqatay gajada uu ii qabo, iyo xoogaa xaassidnima ah.  Lugahayga ayuu soo dhex galay oo guskii weynaa afka godka u saaray igu riixay. Waan hinqaday, in yar gdaal u booday, waase is celiyay.

Waa uu igu sii riixay oo qayliyay.

Is daji yariisay ayuu I yiri.

Haye ayaan iri, anoo xanuun u adkaysanay.

Aayar buu ii  galinayay, waana ooyaa marka aan dareemo in uu igu sii wado, oo siilkaygii sii buuxinayo. Aad buu u weynaa guskiisu, dhib ayuu igu galayay, laakiin xanuun wanaagsan buu ahaa, xanuun i dareensiiyay inaan qof nool ahay. Wuxuu bilaabay inuu igu ruxo. Macaan baan dareemay iyo kacsi I buuxiyay.

I was mudane, saad rabto ii was, adaa leh, dhiladaadaan ahay, baan ku iri.

Cod aan jilicsanayan ayuu igu yiri.

Waan ogahay.

Kacsi baan la garriiray gabigay, asna xoog iigu ruxay. Dareen aanan waligay dareemin baan dareemay, oo wada gariiray. Jirkayga oodhan baa wax ka soo go ayeen.

Markaas ayaan dareemay inuu asna gariir bilaabay, oo igu yiri.

Diyaar ma u tahay biyahayga yariisay.

Haa mudane ayaan ku iri, anoo biyihii iga soo dhawyihiin oo raaxo la qaylinaya.

Xoog ayy iigu sii ruxay, oo macaan la waashay, markii danbe biyihii iga yimaadeen. Isla markaas na dareemay dareere kulul oo gudahayga ku dhacay.

Oo anigu waan sameeyaa, jidhkaygu wuxuu la gariirayaa xoogga kacsigayga. Faysal waxa uu sii wadaa in uu riixo, dhaq-dhaqaaqiisuna waxa uu noqonayaa mid degdeg ah marka uu gaadho heerkiisii ​​ugu sarreeyay.

Guskiisii weynaa ayuu iga saaray oo hoos ii eegay, oo yiri.

Maanta laga bilaabo anaa ku leh yariisay, kuuma oggolaanayo inaad iga tagto.

Waan u dhoolla caddeeyay, anoo ku qanaqsan I leeyahay, kuna faraxsan.

Waxaan ahay naagtii Faysal, adoontiisii, weligayna kama tagayo. Waan ogahay in xanuun ii danbeeyo, inuu I dhaafin doono xadkayga, oo waxaanan qaadi karin igu samayn doono. laakiin diyaar ayaan u ahay. Waxaan diyaar u ahay inaan adeeco, oo naagtiisii ​​noqdo, inaan addoon u noqdo.

“Diyaar baan ahay Faysal mudane” ayaan ku idhi anigoo kor u eegaya oo dhoola cadeynaya. “Diyaar ayaan u ahay inaan kuu noqdo saad rabtid.”

Gabar wanaagsan baa tahay, ayuu igu yiri.

 hoos buu u soo foorarsaday, oo I baasheeyay. Bushimihiisa macaan bay ahaayeen. waxaan la taahay farxad. Faysal waa sayidkayga cusub, anna waxaan ahay naagtiisa, addoontiisa.

Qore nin wacan