Xaaskeyga ayaa ii sheegtay in ay imaneyso walaasheeda ka yar oo Jarmalka kunooleyd,waxayna iga codsatay in aad kasoo dhoweyno garoonka diyaaradaha.Waxaan qaadaney gaadhigeyga waxaan tagnay airportka.

Dumaashidey Samsam aniga hore isuma arkin,laakiin Xaaskeyga Nimca ayaa in badan iiga sheekeyn jirtay,waa naag la furay oo hal gabadh ah dhashey laakin gabadha aabaheeda ayaa haysta.


Samsam waa gabar dhuuban oo maariin ah,joog ahaanna kadheer walaasheeda Nimca,qurux inta ay iyadu isku sameysay waxaa udheer mid rabaani ah,waxay leedahay jidh macaan nooca dhalinyaradu dhahaan waa xusul baruur.Dhax jaban oo dabo weyn soo bandhigayso iyo naaso dhaxdhexaad ah oo cajiib ah.Ninkii mar fiiriya waa in uu mar labaad dhowra runti way i cajabisay.
Markii ay soo baxdey ee noo timid,Walaasheeda isku booden isku ooyeen ayay Nimco kutiri,dumashigaa Faysal waa kanaa ee is barta, waxaan ku dhahay Nimco walaasha ayaa ka qurxoon wayna qososhay.

Hal bil kadib markii ay nala joogtay ee aan family noqonay iyadana Muqdisho meel kasta soo tusnay ayaa waxay Samsam bilowday in ay raadsato qaab ay ku qaraabato ama baashaal raadsato.Balse wax jaanis ah bay nagaweyday iyo asxaab ay raacdo ayay sameysan kari weyday,waxaa mar kasta daba taagan Walaasheeda.Markaas ayay talo isoo weydiisatay.

Waxaan isla qaadanay in aan u abuuro hawl ay iyadu keligeeda uga maqnaan karto xaafadda oo aan aniga gaadhigeyga ku qaado kuna soo celiya.Hargeysa waxaan ku leeyahay bakhaarka lagusoo dajiyo dawooyinka.

Waxaan maalin ku idhi labadooda oo isla fadhiya maanta bakhaarka xisaab xidhkiisa ayaa la sameynaya,waxaan jeclaan lahaa in aad i caawisaan hawlaha diiwaangalinta ee bakhaarka,Xaaskeyga Nimco waxay tidhi aniga meelna ma aadi karo ee Samsam haku raacdo.Samsamna iyagoo aad u faraxsan ayay haye intay tidhi isoo raacday,waan ka xeeyay.

Markaan guriga ka baxney ayaan ku idhi xaggeen ku geeyaa,waxay igu tidhi meel ma garanaye adiga un meel i geey.
‘meel noocee ah?’
‘meel cabitaan yaalla’
‘cabitaan soo kan meel kastaba yaalla?’
Waxay tidhi,sir baan kuu sheeganiye,aniga waxaan cabbaa cabitaanka wineka ama alcohol ama waxa aad u taqaanin khamriga,laakin sidaan u imid indhaha ma saarin aniga waan ololaya ee walaashey ha u sheegin,meel laga helana ii kaxee aan soo qaato.
Waan kaxeeyay meesha cabitaanada laga helo,way soo qaadatay waxayna tidhi si qarsoodi ah ayaan guriga udhiganaya.

Inta aan sii soconay ayaan ka sheekeysanay nolasheeda khaaska ah iyo sida ay ku baratay cabbitaanka.Waxay ii sheegtay in wiil ay xidhiidh jaceyl la wadaagtay uu barey cabitaanka iyo waxyaabo kale oo marka ay kala tageen kadib ay sii wadatay ayna yeelatay asxaab badan oo wiilal iyo gabdho ah oo isla caabi jireen ama isla baashaali jireen.Aniga waxaa ii sawirantay in quruxleeydan ay tahay dhillo weyn oo hadda Hargeisa in ay laqdo rabta.Markii ugu horeysay ayaan qalbigeyga ka dhax maqley shanqadh i dhahaya qoftaan way baahi qabtaa adna xaaskaaga habeen walba wax kuuma hayso,ee inta cabitaanka ugu dadaasho,inta ay rag kale raadsan lahayd ,wasmadana ugu dar.
Nimco sida ay caruurta u dhashay,way ka gaabisay wasmada,mashquulka iyo ciyaalka awgooda todobaadkiiba saddex jeer ama affar jeer baan raaxeysanaa.

Guriga marka aan gaadhnay umbaan ku idhi Nimco way ku arki kartaa ee anigaa qolka kuu soo galina caawa ee gaadhiga dhaxdiisa uga tag,haye ayay tidhi.
Habeenkii markii Nimco iyo carrutaba seexdeen ayaa usoo baxay,waxaan usoo qaaday cabitaankii,waan u keenay qolkeeda ma xidhneen wayba sugaysay.

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com