NINKII I YEESHAY part1
magacaygu waa……Nimco waxan ahay Xaas la qabo mudo dhawr iyo toban sanaa waxana dhalay 5 caruura midka ugu wayn waa wiil wuxuu iminka jiraa 19 sano ilmaha iigu yarna waa gabadh waa 7 sanadood, Ninkayga waa ganacsade waa iska mashqul badan yahay qaadka ayuuna cunaa oo habeenki xili danbe ayuu yimada anoo jiifa wax baahida…