Adeeroow ii naxariiso part 9
Ciil ayaa iskay buuxiyay, walaashaydii yaraydna waa wasayaa, wixii hoyo dareentay markay ogaatay in uu I waso hadaan dareemay, ciil iyo caraday darentay, iyo tabar li idii haysay, anigu sidii oo kale yaan ahay hada, awood ma lihi, waxba kuma oran karo, asgaan rabaa iga tago ma rabo. Qolka markay ka soo baxaday tii ayay…
