Dilkaan waligay rabi jiray
Magacaygu waa sucaad sheekadana waa run anigay igu dhacday waxaana jeclaystay idin la wadaago. Ilaa yaraanataydii waxaan jeclaa ragaa xaasidiinta u ek oo laga baqayo, nin markii uu eego baqdin kaadi iga soo dhawaato, waana guursday lkn miskiin buu ahaa kaas ragganimadii iyo addaygii aan rabay kama helin. Calafkii waa dhamaaday oo kale tagnay, anoo…
