Taabashadii mudanaha part1
Muna da’da yar ayaa xiiso u geeyay in ay aado guri cidlo ah, halkaas oo ay kula kulantay nin naaguhu ka sheekeeyaan oo la yiraahdo oo Cali ah, gurigii ayay gashay , iyada oo wadneheedu aad u boodboodayo. Waxay maqashay wax badan xanta ku saabsan Cali, ninka kaligiis degganaa daartan cidlada ah, xiisaha ay u…
