[ma hubtaa, amaa hadhoow edeb daro bilowdaa]

[walaahi waan arkay waxaan ahay, dib danbe warkaaga diidi mayo]

[ok, in yar oo edeb daro ama kibir ah hadaan kugu arko, walaahi laftaad qaado ayaan ku jabin, ma garatay]

[haa, igu arki maysid, walaahi, hadad igu aragto idil anaa raali ka ah, waxaad  rabtaan kuu samayn, bes dharkayga aan xirto, waa ceeb saan hadii laygu yimaadee]

[guriga anigaa leh cid imaanaysana maleh, I tus inaad edeb baratay, cagaha iga dhunko]

Inta dhaqaaqday ayay cagtii midigta korka ka dhunkatay oo tii bidix markay dhunko is lahayd ayaan tii midig dhabanka kaga dhuftay oo ku iri

[cagta cad dhunko naayaa, oo leef]

Ayadoo oynaysa ayay dhunkatay oo leeftay, waxaan ogahay in aan hada ka xoog badnahay, waayo ayadu waa ceeb ka carar iyo in cid ogaato oo guriga laygu yimaado, oohinta xataa hoos ayay u oynaysay, ana waxa iga go’nayd inta aysan bixin oo xor noqon inaan meel saaro.

Kaalay baan iri oo sariirta dhinac ka soo seexiyay, oo gacmaha dhexdooda inta soo gashatay laabta ku soo seexsaday, lama hadal ee hadba madaxaan ka dhunkadaa, kor markay ii soo eegtana wajiga ama afka ka dhunkadaa, oo lugtaydii dhusha ka saaray teedi aniga korka iga saarnayd, oo cagtada cad ku salaaxaa cagteeda, oo isku soo dhajiyay dhabanka gacantayda bidix uga salaxaa, sidii ay ilma yar tahay.

Wax kulul oo xabadkayga ku socda ayaan dareemay, ilmaa ka socota ayadii,

[maxaad la oynaysaa] ayaa weydiiyay

Weli ayada oo oynaysa ayay tiri

[waxaan oo naxariisa hadada taqaan, maxaad sidii la okayd iigu rafaadinaysay, nin saaan ii koolkooliya waligaba ma arag]

[booskaaga inaad barato sow maahayn]

[alla bartay, walaahi waan bartay]

Madaxaan u salaaxay markaas ayay isku kay dhajisay, xoog ii qabsatayoo tiri

[raalli ka ahoow sidaan kuu dhibi jiray, walaahi waan ka qoomamayn]

[wixii hore waa tageen hadaa la joogaa, ma garatay, diyaar ma u tahay naagtayda noqotid, milkidayda]

[haa lkn gabar saxiiba ayaad leedahay, waan ogahay]

[Hadaan leeyahayna]

[naag in ay ila kaa qaybsato ma rabo]

[dharbaaxyo aysan filayn ayaan barida kaga dhuftay, markaasay hiq isku isku tiri, oo waa xanuun  aaaaah tiri, waxba ma oran ee waan ka aamusay, waxaan sugayay bal in ay tiraahdo maxaad dharbaaxyada iigu dhufatay oo aan haleeyay, waxse ma oran, laba mid ayaana u qaatay, in ay baqday oo is tiri hadada weydiiso amu uku dilaa ama in ay ogaatay in ay khalad gashay oo ay booskeedii gudubtay, labadana waa saan rabay anigu,

Tinta inta soo qabtay oo wajigeeda isku soo jeediyay, oo xanaaq been ah isku soo dajiyay ayaa ayada oo xanuun hayo oo adkaysanaysa ku iri

[naayaa, mid baad sheegtaye hadaan toban leeyahay maxaa kaa galay]

Baqdin badan ayaa indhaheeda ka muuqatay, oo malaha waxay is lahayd wixii rafaad iyo xanuun uu manta kusoo marsiiyay ayuu hadana ku marsiin, oo tiri

[raalli iga ahoow aboowooow waan qaldamee, waan ku baryaa I cafi]

[I dhagayso]

[haye, aboowe tinta xanuun weeye]

Waaban iloobay anigu inaan weli hayo tinta, is xanaajintii baa ila tagtay, sii yara dhib baan is iri

[haday xanuun tahayna]

Shib bay tiri, markaas ayaan sii daayay

[mahadsan tahay aboowe]

[mudane dheh naayaa]

[mahadsanid mudane]

Maalintaas laga bilaabo ilaa manta sidii ayay ii hoos joogtaa oo kor iigu fiirisaa, aduunka inta joogtana iigu jeceshahay, markii aan ku xanaaqana ilmadu sidii uga quban.

dhamaad

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com