mudanahaan adoonta u noqay part7
Habeenkaas anoo laabtiisa ku jira ayaan ku gam’ay, anoo ku jirana waan soo kacay, markaan soo dhaqdhaqanya soo cadayanay, ayaa saxiibaty oo malxiisad ii ahayd quraacdii noo keentay. Gacmahaaga iga daa ayaan ku iri asagii oo anigu gacanatayda ku siiyay ilaa uu ka dhargay, quraacdii markaan dhamaysanay, oo ayaan alaabtii la qaaday, kaligeen markaa noqonay…