Dumashi SamSam part 6
Waxaan ku idhi adeer waan kujeclahay maxaa laabtaada seexan karo miyaa? Dhabtaada kuma fadhiisan karo miyaa? Wuxuu yidhi haaye laakiin adeero,waxaad tahay gabadh baaluuqday,inamada magaalada ayaa kugu waalanaya waa in aad fahantaa in uu jiro dareen kugalinaya wax aan loo baahneen in aad xilligan gasho.” Dareen maxay ah adeero”“Dee inan bislaatay oo qurux badan baa…
