Xabsiga ka dib iyo hooyo part1
Saddex sano ka dib ayaa xabsiga layga soo daayay, hooyaday dusheeda alaha ka dhigo ayaa ii horseeday, waayo haday dhihi lahayd habeenkaas guriguu joogay, danbi layguma heleen, waxayse tiri been ma sheegi karo Sidaas ayaa laygu xiray, maanta la isoo daayay ayadaa I sugaysay oo gaarigeeda igu soo qaaday, masaafo laba saac ayaa gurigeenu jiray,…
