Maalintay tiri waan kuu gayn mudoo dheer ayaa laga soo wareegay, ayaduna iguma soo hadal qaadin, niyadan ka saaray, gus mid igu filan wan haystaa maxaa ka dhiladaan yari kugu canshuurayso ku falaysaa ayaan is iri, oo go’aansaday inaan farahaba ka qaado, maalintii il lama saaro inta badan, hubaalna ninkay awoowe tiraahdo ayay la jirta, oo bixitaankeenii ayaa soo dhawaaday malaha ka dharag ayay is leedahay, gus inaan la dhargin cid walbaa og.

Maalin goor barqa ah anoo mobile iska daawanaya ayay igu tiri

Ma I raacaysaa

Xageen kuu raacana ayaan iri

Awoowe ayaan u socdaa

Haa ayaan iri  labis galay, markii aan dharkii gashanayay ayaan inta siilka salaaxy anoo asaga la hadlaya ku iri, ha la arko inaad awoowe iska celin kartid maanta, anaa isku qoslay oo labaiskii dhamaystay soo bax ku iri ayadii.

Guri dabaq ah ayuu daganaa, dabaqa koowaad, qol iyo barsad ayuu daganaa awoowe, illinkii ayay garaacday markaas ayaa cod weyn gudaha ka soo yiri,

Waa qofma

Waa qofma dadka waaweyn oo dhan sdiaas ayay yiraahdaan, waayo iyo waa kuma iyo yaa waayo ma dhahaan, ana sidaas ayaan u odhan doonaa waa qofma markaan duqoobo ayaan u malayn,

Waa aniga ayay tiri

Illinkii ayuu furay, sifiican ayaan u fiiriyay, funaanada shaatiga laga hoos xidho oo cad ayuu watay iyo macawis, intaan u malaynayayna waa ka duqsanaa, 70 waa jiray ayaan u malayn, waayo asaga dhan waa dabcay, gacmihiisa harag ayaa ka soo laalaada, jirkii waa jilcay, calool weyna waa leeyahay o dhagax cml funaanadu ugu dhagan tahay, yaab say ayadu ninkaan ku soo heshay.

Hada ka hor waan weydiiyay see oday awoowgaa oo kale ah kuu niyaystay oo aan ku waso kuu yiri baan weydiiyay, asagu ima oran ee anaa ka keensaday bay tiri, see isku barateen horta ayaan weydiiyay, waxay tiri gabar aan saaxiib nahay ayay daris yihiin, maalin aniga oo la jooga ayada ayaa qolka, ayaa fadhiga waxaa ku sheekaysanayay hooyadeed iyo naag kale oo sarta wax ka dagan, markaas baa sheekadoodii nasoo gaartay, saxiibtay hooyadee ayaa tiri

Naa odagii ma iska daysay

Kaas agtiisa danbe laygu arki mayo ayaa islaantii kale tiri

Hooyadii baa markaas inta qososhay tiri

Sow kuuma digin, iska daa odagaas kuma oran, tii iga raacdaan ogaa anigu

Walaaley lix baan dhalay gus baa wax kaa qaadi kara ama ih kaa yeersiin kara isma lahayn, odagaanse naftaydaan kala baqay, islaantii tiri

Meeqaa jeer ku wasay ayay weydiisay

Hal mar, mar labaad waaban dhiman lahaa

Waa ay qosleen oo hooyadii saxiibtay tiri

Islaantii baa tiri markaas

Walaaleey waagii hore gus inkasta uu la egyahay wax igama qaadi jiri.

Naa anagu waan weynaanay, sidii hore uma adkin waan jilicnay, naag haday weynaato sideedii hore maahan, gus iskama celin karto, markaan yarayn dameer xataa waan qaadi karnay, hadase maya, odagaasna gabar yar waxaan ahayn iskama hein karto

Iguma ogid aniga odagaas islaantii tiri

Hooyadii inta qososhay ayay tiri

Tii maalintii I qabsatay inaan soo xasuusto xataa ma jecli,  gus baa naag ka matajiyay ma rumasteen hadaysan aniga igu dhicin

Anigii waan yaabay islaamaha dhillooyinkaa maxay ahaayeen baan is iri markaas ayaa saxiibtay weydiiyay

Hooyadaa ma la wasaa

Haa

Odaga wasay waa kee

Inaan ogaado ninkaas habruhu ka qayliyeen muhiim bay ii ahayd, malaha waan kaa raaddinayay oo ku riyoonayay

Kan qaybta nagu xigta ku jira ayay tiri

Oo adigu ma ogayd in uu wasana

Maya markaas lkn mar danbe ayaan ogaaday wiil yimaada gusriga in uu waso, maalin intaan baxay ayaan soo laabtay asagoo wasaya, oo hooyo raaxo la qaylinayso

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Qof  sheeko haya waan soo dhaweynayanaa ee soo dira

Ninwacan1@gmail.com