gabar fiican baa tahay, oo waxay doonayso taqaan inta yiri ayuu macawistii furay oo dhulka ku daayay, oo si aan ganbasho lahayn igu yiri,

kan miyaa waxa karka badan kugu riday

maxaan hadla indha yaa iga soo haray, goor gacantaydu booday oo guskii  ku dhaytay maaqaan, waxaan ku riyooday xataa maahan,

haa waa asaga ayaan si miskiin nimo ah ah u iri

canbaar markaan eegayay ayuu igu yiri,

maa jaqdid naayaa,

waxa iga soo fakatay waa weynan miiran,

sow adigu sooma doonan ayuu igu yiri,

haa 

jaq marka,

ma uusan kacsanayn lkn xoogaa ayuu kacsana laba gacmood inta ku qabtay oo afka aad u kala qaaday ayaan afka la galay, kulayl diiran oo macaan aya afka gudihiisa ka dareemay, xogaa markii aan u jaqay ayuu bilaabay riin iyo guskii oo inta kacay gacan yar u ekaaday, gus jaqida waxaan ku jiclahayba waa maqalka riinka ninka, in aan anigu maamulka gacanta ku hayo ayaan dareema, markii aan jaqayo oo aan kor u eego ninka oo arko asaga oo hoos ii so eegayana waan isla yaraada, si kasta oo aan maamulka u hayo hadana waxaan dareema inaan ahay tan hoosaysa oo laga sareeyo, taasna dareenkayga ayay aad u kicisa,

maalintii u horeysay oo anoo yar ina abtigay guska afka ii galiayay ilaa manta waan jaqayay, waligay nimaan u jaqin lugahayga uma kala furuin, in hoosta aan aad uga joogi waayana maahane in afka layga biya baxo ayaan jeclahay oo aan liqo muudasado ka dhuuqo haraaga xata.

kan maanta afkayga ku jirase ma rabo afka iiga biya baxo, meeshuu ku haboon yahay waa aqaan waa gudahayga

tab iyo xeel iyo jaqniin intaan aqaanay ayaan isku keenay, oo adeegsaday, guska leef, xiniinyaha jaq hoostooda leef, wax walba oo aan is lahaa waa uu ku raaxaysan waan u samaynayay, waayo guskaan sidaan ku haystaan raba inaan ku hayst ayaan doonayay, markaan salkiisa dhunkanayo ama carrabka marinayo madaxiisu wax badan ayuu dhagtayda shishay u dhaafaya

intaan u jaqayay waan salaaxayay meel kasta oo jirkiisa ka mid ah oo aan gaari karay, lugihiisa waaweyn ee tiiba la egtahay ama ka weyn tahay labadayda lugood oo lays ku daray, baridaan u salaaxaa, dhexdeeda gacanta galinayay ilaa dabada afkeeda tagay u salaaxay, calooshiisa weyn oo kor kayga sidii dalad ku ah ayana waan u salaaxayay, markii danbe ayuu inta tinta i qabtay kor iisoo is taajiyay, oo xabadka gashtay, aniigii oo dhan ba waxa noqday sidii ilma yar oo qof weyn hoosta ka galay,

gacmihiisa dhexdooda ayaaban ku dhumay, hoos ayuu madaxa u soo raariciyay si uu ii baasheeyo, anna faraha foodaada ayaan ku istaagay oo caasha kor u qaaay si labadeena af isku gaaraan, guskiisii oo kacsan oo kor iigu liqdaarana naasaha agtooda ayuu i joogay, xoog ayuu inta ii qabtay afka afka ii galilyay ana carabkiisa jaqo ayaan bilaabay,

malaha soo fooorarsiga yaa dhibay, inta barida gacan iiga qabtay ayuu anigii oo dhan kor ii xambaartay oo naashaygii iyo xabadkiisii is qabteenn, in uu culays sido uma malaysid sida howl yarida ah ee uu kor iigu hayo, runtuna waxay ahayd in uu wax u arko maba ahayn waayo aniga oo dhan saddex meel meeshiis ayaan aha, xabadka markuu igu hayay ee ann afka ka jaqayay candhuuftiisa macaan liqayay, labadiisa garab wax badan ayay dhinac yada iga jireen oo aniigii oo dhan naasaha dhexdooda kama aanan balaarnayan, naagnimadu saas ayaay ku wanaagsan tahay, in aad dareenti in laga weyn yahay lagaa sareeyo, lagu maamulanayo wa dareen macaan oo naagaha u gaar ah, intii aan noolaa ruux asaga la weynana ma arag, waa nin dhamays ah ayaan niyada iska iri.

sariirta inta dul saaray oo jeego ii dhigay, ayuu sariirta dhinaceeda istaagay oo hoos ii soo fiiriyay, oo bilaabay in naasaha ii salaaxo inta far iyo suul ku qabto oo majuujiyo, xanuunka waan qarsanayay oo kor dheer aaa uma dhahayn, ee sidii qof riimaya ayaan iska dhigayay, waana riimayay runtii oo macaan waalan ayaan dareemayay, gacantii kale ayuu gumaarka iiga salaaxay, si aayara ayaan ana lugihii ugu kala furay markaas ayuu calaacashiisii siilka iga mariyay,

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com