Sheekooyinka nin wacan markii aan akhristay, aad ayaan uga helay, intooda badan run iyo been waxay yihiin maaqaan lkn waa ka helay, sidaas darted ayaan go’aansaday in aan sheekadayda u soo diro oo uu qoro.

Magacayga ku sheegi mayo halkan iyo kan ninkaygaba, lkn sheekada waan idiin faah faahin siday u dhacaday oo dhan.

Habeen ayaan aroos ka qayb galay, dad badan ayaan isku yimid oo buuq ayay ahayd, inyar markii aroosku socday ayaa ishaydu ku dhacday, nin dheer oo laba la food ah, oo aad u qurxoon, nin weyn oo I dhali kara ayuu ahaa.

Waa gabadha la aroosyo adeerkeed, markii danbaan ogaadaye, hadba ishaan hoos kaga xadaa, saan idin kugu sifeeyo maaqaan ninka miyirkayga la tagay, durbadii aan arkayba, garbo ballaaran ayuu leeyahay luga dhaadheer, calool yar oon weynayn.

Gar maleh oo waa u xiiranaa, lkn shaaribo ayuu lahaa, kuwa filamada hinda tuugado leedahay oo kale, indha kulul na waa lahaa oo dhowr jeer oon ku qabtay asagoo I eegaya, beerkaa I huray,

Markii danbe waan is fahanay inaan is qishayno, ilaahayna waxaan ka barayay in uu asagu ila hadlo marka hore, waayo waan xishoonayay anigu, sidaan ilaahay ka baryaya ayayna noqotay, oo markii muusiga la shiday ayuu dhinacayga u soo dhaqaaqay.

Markii hore meel kale ayu u socda ayaan is lahaa lkn markaan arkay inuu dumar oo dhan soo dhaafay oo aniga oo gees fadhiya igu soo socdo, ayaan wax kale iska daaye calaalaha ka dhididay, wadnihii 10 iaar I garaacay

Inta I dul istaagay sidii u usar dheer yahay ayuu yiri

Yariisay, dhansi garayno ka waran

Wadihiibaa afka I yimid, xishood iyo farxad iyo baqdin intuba ayagoo igu kulamaya ayaan iri, haye oo kacay

Goobtii lagu ciyaarayay ayaan taganay oo muusik kululna daarna, si qurux badan oo aanan u haysan in ninweyn u ciyaari karo ayuu u ciyaarayay,

Hubaal sidaan u la yaabnaa sidaan aniga iyo asagu isku nahay ayaa dadkuna ula yaabanaayee, waayo wax badan ayuu iga dheeraa, naasihiisa hoostaaga ayaa madaxaygu joogay

Anigu waan gaabnahay, kush kush yar baan ahaa, aadna waan u qurxoonaa sida dadkuu ii yiraahdaan, naaso dhirirkayga ka weyna waan lahaa, dabo kuusan oon weynayn yarayna waa igu taalay.

Markii aan dhowr hees ciyaarnay oo kululaanay ayaan ka soo baxnay goobtii, oo banaanka soo istaagnay si aan u qabowsano, asaga rayigiisa ayay ahayd inaan banaanka ku qabowsano, ana awaan ku raacay, waayo hadalba kuma celin Karin

Magacayga ayuu I weydiiyay, anoo hoos eegaya ayaan u sheegay, asna kiisii ayuu ii sheegay, lamabaradii ayaan kala qaadanay,

Markii xafladii dhamaatay ayuu igu yiri

Horay ma kuu sii qaadaa baabuur baan wataaye

Waa mahadsan tahay, lkn gabdhaan isla soconay oo baabuur baan wadanahay, ayaan ku iri

Runtii inuu I qaado waan rabay, lkn wadnahaa isiin waayay inaan kaligiis gaari la raaco, banaanka anoo jooga ayaa wabnuhu I boodboodayaa markuu I eego, anoo gaari kula jira malaha waan dhiman lahaa.

Sidii baan ku kala taganay iyo ballan aah inaan is xariirino,

Gabar saxiibtay ah ayaa ilayn kor nagala socotay caawa oo dhan, markii aan soo baxnay oo xaafadii aan nimid, ayaan ku iri

Kaalay ila seexo caawa xafadiinii xilligaan ma aadi kartide

Waaban kula seexan oo war badan inaan kaa dhuraan rabaa ayay tiri

War seeya ayaan weydiiyay

Wixii jirba banaankay imane bal guriga nag ali ayay tiri

Waan iska fahamay waxay ka hadlayso,

Markii aan hurdo isku diyaarinayay ayay tiri

Ninka maanka kaa qaaday  caawqa muxuu ahaa ayay tiri

Waanaxay dadka oo dhami ma san oo akle ayuu kuu dareemay ayaan is iri, saxiibtay waxba kama qarsado, markaasaan ku iri

Naa ceeb baa dhacdaye, dadku ma I wada dareemay

Maya lkn anigu si gaara ayaan kuula socday, ee warka isii, banaanka markuu kuula baxay muxuu kugu akhrinayay

Waxba walaahi sheeko caadiya, ikhyaar ayuu ahaa, maahayn ciyaala suuqa oo kale

Waan ku arkaa waa lagu taabtaye, hadaabad bilowday inaad faanisde, saas ugu janjeerto ka kuugu jarjeeraa asagu ayay I weydiisay

Maaqaan

Maaqaana maxaa ka wadaa

Ee anigu maba hadlayn, hadalkii waa igu dhagay, wajigiisa ma eegi akrin, aniigii oo dhan si kalaan ahaa intaan la joogay, hadaladiisa xataa qaar waa I dhaafayeen, markii aan kala taganay ayaaba miyir iigu horaysay ayaan iri

Waa aan qosolnay, markaas igu tiri

Waa nin qurxoon, ilaahay qurux u dhameeyay, lkn waa kaa weyn yahay, waa ku dhali karaa waliba wax badan

Ciyaalsuuq yar yar maxaan ku falaya, sow ma maqal naag ninkii dhali kara, ayaa dhaqi kara oo dhabi kara

Waan qosolay

Nin wacan

Ninwacan1@gmail.com