Ayadoo leh war nacaladyahow wasaqa ah gabadha maxaad u dili ayay kabtii la baxday say ugu tuurto asna inta rooray ayuu qolkiisa galay, inta ii timid ayay gacanta I qabatay oo I istaajid oo fadhigii wada fadhiisanay, weli waan qaawanahay, diricii ma xiran, waxay tiri

see wax u dhaceen, ana waan u sheegay wixii dhacay oo dhan, markaas ayaa asagii qolka ka soo baxay oo banaanka aaday, waxay igu tiri

[rag sidaas ah ayaa jira oo naagaha in ay adoonsadaan ku raaxaysta, naaghana qaar baa jira sidaan loo adoonsado raba, in kasta oo naagi awalba adoon iska ahayd, waan is moodsiinaa maahine]

[sidee naagha adoon u wada yihiin] baan weydiiyay

[horta inta soo guursado ayu cideeda ka soo wadayaa, oo cidiisa u keenya ama meel kale la dagayaa, maalintaas oo dhan asagay cuno u Karin, dharka u dhaqi, guriga u hagaajin, markuu yimaado ayuu amar ku bilaabyaa, naa qadada ii keen, naa saan yeel, maya ma dhahayso, raga qaar waaba garaacayaan ama ku qaylinayaan, melena kama aadayso,ayadaaba sii baryi oo waliba raali galin ninkii ka gardarnaa, meel uusan ogayan ma aadi karto, waqti uusan rabin ma bixi karto, calaa kulli xaal nolosheeda oo dhan wuxuusan raali ka ahayn ma samayn karto, sow taas adoonsi maahan eedo]

[haa walaahi waa adoonsi, waligay dhinaac kama fiirin]

[waligeen hadaan dumar nahay dhinacaas kama fiirin waayo, anagaaba rabna nin naga awood badan oo na amra, marka caadi bay nala tahay in sidaas naloo adoonsado, waliba waan ku faraxsanahay, waxaad arkysaa naag la ayaqaan oo ninkeedu dilo oo maarkay dumarka la sheegaysanayso ugu faanaysa, nin raga alle isiiyay, nin raga oo naag loo noqdo weeye, waxaad dareemaysaa kuwa kale intay dhihi lahaayeen oo waaba ku dilaa iyo waxaas, waaba ka masayrayaan oo naag walba ninkaygu haduu sidaas ahaan lahaa ayay hoos ka leedahay, ma garatay eedo]

[ waa runtaa walaahi, islaan habar yartay ah, niinku waa garaacaa say u jeceshahayna ma malayn kartid]

[hadana anaa la hadlaya dayuuska, far danbe ku saari mayo]

[iska daa eedo ha la hadlin] ayaa iga soo fakatay

Wan isla yaabay lkiin nafta inay rabto ayaan ogahay, wax kasta oo uu igu sameeyay, walaahi wan ku raaxaysanayay, bahdilaad kasta oo uu imariyay, hada uu iga tagay xasuus maacaan bay ii noqotay, maba sugi karo hoostiisa fariisto oo mudane ku dhaho, jirkayga iyo naftayda u hibooyo, fkirkii islaantii ayaa iga dhex gashay oo tiri

[adoonimadaa kula macaanaataan u malayn]

Inta xishooday ayaan iri

[xoogaa waa macaaan]

[ku soo dhawoow ururka adoomaha] ayay tiri

[urur miyaa jira eddo naagaha adoomda leeyihiin]

[haa, halkan dhowr naag ayaa jooga oo ururka ku jira, facebook page waa leeyihiin]

Sidee islaantu ku ogaatay ayaa tash igu tiri markaas ayaan ku iri

[adiga ma ku jirtaa eedo]

Sug ayay tiri oo shaati iyo goono ayay qabtee, shaarkii iska siibtay iyo rajabeetadii, islaantu waa cas tahay naasa waaweyna waa leedahay, afkaa I kala tagay, waxa xariiq guduudan ku taal naasaheeda, markaas ayay tiri

[hadaan ka imid mudanahaygii, saaka ma shaqa tagin, xanuunkii baan u xiisay, asagaan maanta dhan la joogay]

[lkn eedo naasaha dhan waa ku guduudteen, ul miyuu kula dhacay]

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com