Saan sahro adoonta ugu noqday part 1

Magacaygu hibo, 23 jir qurxoon degan finland, laakiin aan rag nasiib u lahayn, kii aan bartaaba I xumeeyo, ninkii u danbeeyay ee aan saxiibno waa I bikra jabshay maalmo I wasay igana dhaqaajiyay, ciil iyo kacsi iyo cidlo ayaan daris la ahay ,ar kasta, hadii aan bikradaydu iyo jabin wax dhan bay ii ahaan lahayd, sidaas oo ay tahay oo aan rafaad rag I marsiiyay hadana ma daayo ka daba roorkooda, oo nafta rabta, oo cid u raaxaysa u baahan.

Maali ayan is barangay naag iga weyn oo la yiraahdo canab, saxiibo aayaan noqnay, laakiin sirtu u kala qarsoon tahay, ninkeedu waa maqnaa, gurigeeda ayay maalin igu casuuntay, markii aan tagayna waxaan ugu tagay laba naag oo kale, sahro, iyo xaliimo la ii baray.

Sahro naag qurxon oo dheer weeye da’da 30 meelahaas ah, waxay xirnayd saako iyo shaati, jog nin ayay lahayd, saasna nin uguma ekayn lkn waad ka dareemaysaa in qaab nin ay leedahay, gacanta markay soo laabto shaatigu qabto, muruq adag aya aka muuqda, gadaal danbe ayaan ogaaday in ay gym jird his dhigato.

Sheekadii ayaa nala tagtay oo xilli danbe oo habeen ah noqotay, xaliimo isla sarta canab ayay dagan tahay, aniga iyo sahro ayaa ka fog, waxayna I weydiisay halkaan daganahay, markaan u sheegay tiri waa fogtahay ee baabuur miyaa wadataa, maya ayaan ku iri, bas baan raacaya

[waa xilli danbe qaboowna wa jiraa, waxba bas ha raacin anaa baabuur wata oo ku sii gayne]

[haye] ayaan iri

Intaan sii soconay oo sheekaysanaynay, ayadoo gaariga wada ayya hadba gacanta cajirka iga saartaa, mar mar canbaar u daysaa, aniguse waxba uma arkayn, qaboow ayaa jiray oo diirimaad ayaaban ka dareemayay markay inta I saarto xoogaa igu hayso, calaalcal adag ayay lahayd oo culays keeda daremayay,

[xaas miyaa tahay] ayay I weydiisay

[maya, waligayba ma guusran]

[saasaa kuu roon ragga wayadaan jooga ragba maahan qurunku]

[walaahi beentaa maaha, adigu xaas miyaa tahay]

[maya, waan ahaan jiray, waan kala tagnay, saxiib miyaad ledahay]

[maya, mid baan lahaa waana heshiin weynay, ragiiba cillad ayay wada noqdeen] ayaan iri

[walle in aysan beentaa ahayn, kan ku sii dayayse doqon buu ahaa, ma gabadh quruxdaan leh ayaa la sii daayaa] ayay tiri inta qososhay

Ana waan qoslay oo mahadsanid iri

[ragu dooq fiican maleh ayaan is iri]ayay tiri yadoo hadan qoslaysa

Indhaheeda ayaan u fiirsaday, madoow aada iyo cadaan aada geesaha ayay ahaayeen, oo kulul, markay isoo fiiris waxaan dareemayay I ay iga dhex baxayaan, eegmaba uma dhamaystiri Karin markaasaan is maaweeliyaa oo meel kale eegaa.

Sartii aan dagana horteeda ayaan istaagnay, oo wax iga kenay maaqaane ku iri

[qaboow baa jiree kaalay intaadan sii socon koob shaaha cab, isku kululeyside]

Haye bay tiri qaybtii aan daganaa oo qol iyo barsad ahayd ayaan aadnay, kaboodkeedii ayadu waxa yuga soo dhex tagtay gaariga, shaatigii uun bay qabtay, gaariga halkay dhigtay iyo illinkuse waa isku dhawaayeen, gurigii baan galnay oo anigu kaboodkii inta iska siibay illinka meel geeska ah suray, ayaduna iridii ayay xirtay.

Intii aynaan fadhigii soo gaarin ayay inta gacanta I qabatay isoo jeedisay oo isku kay duubtay afka afka ii galisay, kadis ayay igu noqoay, mana diidanayn mana ogolayn, waan u daayay I jaqdo, inyar ka dib aniguubaa dareen I galay oo gacmahaygii laalaaday qoorteeda ku duubay, ayadiina si xoog leh iskugu kay dhajisay, oo naasaheenu is riixeen, ibtaydii oo markaan taagan ay riixaysan naasaheeda.

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com