Maalintii u horreysay ee aan arko dumaashigay ninkayga ayuu guriga la yimid oo subaxaas intaan duqaygu bixin ayuu ii sheegay in saxiibkiis uu marti qaaday, saxiibkiisii caruurnimo ee ay baadiye wada joogi jireen, oo booqsho magaalda ku yimid, maalintii markaan qadaynay ayaan fariisanay fadhiga, dirac iyo garbasaar khafiifa ayaan xirnaa, waxaana dareemayay in duqayga saxiibkiis uu hadba isha igu xadayay, oo hoos iga eegayay, been hadaan iska ilaaliyo qacdii hore ee aan arkay waa I cajabiyay, in kasta oo rafaad baadiye ka muuqdo hadana nin qurxoon oo aad u dheer ayuu ahaa, waligay nin ka dheer ma arag, laba mitir waa ku dhawaa, oo laf iyo maqaar ah aan lahayn hal baruur ah.

23 sano aan u dhaxay odayga I qabo weli nin kuma qiyaamin, naago waan ku qiyaamay lkn asaga ayaan taas ka arkay, oo maalin ayuu igu yiri anoo maqan safar hadii aad kacsi la joogi weysid, nin hadaad igu qayaantid aakhiraan ku haystaa, si kaftan ah ayaan u iri markaas

Nagana xaaji

Hadii aad is celin weydid naag waa kuu fasax, ayuu yiri

reer maagaal weeye duqaygo, marka uu saas ileeyahay waa 20 sano ka hor, labaanTankaas sanana naago badan ayaan arkay oo tan hada arkaa, ha joogo ama ha maqnaado umana sheeko, lkn kan uu maanta ii keenay si gooniya ayuu dareenkayga u kiciyay, si ayuu qalbiga ii galay, markii uu I fiirinayo waxaan u malaynayay in indhihiisu diraca ka dhex dusayaan oo anoo qaawan uu I arkayo.

Markii aan qadaynay asaga iyo odayga aya is raacay, meesheedaydii aan fadhiyay kama kicin anigu waxaana galay riyo maalmeed, waxaan is tusay jaamac dheeree waa ninkayga saxiibkeese oo dushayda jooga oo aan inta lugaha kala furay guskiisa gacanta ku qabtay oo ku aadinaya siilkayga, acuudi bilaahi ayaan iri inta riyo maalmeedkii ka baraarugay, oo mobilkii soo qabsaday oo khadka ka galay,  quaraana shitay, si aan isku ilowsiiyo, lkn jaamac niyadayda ka bixi waa.

Maalin labaadii aniga oo xaafad gabadh aan saxiib nahay u socda ayaan arkay jaamac dheere oo aqal villa ah hortaagan, isha markuu igu dhuftay ayuu yiri,

sahro miyaa qoftaan,

haaye ii waran jaamac ayaan iri,

waa nabad ayuu yiri,

markaas ayaan iri

oo meesha maxaa ku taagay,

markas ayuu yiri,

gurigaan baan daganahay oo sida caruurtii la igu cidleeya maalintii, cidlaaba igu dishay balaayada,

ninkaygaa ii sheegay in jaamac laba wiil uu dhalay oo labaduba ganacsadayaal yihiin hodmay, asagana baadiya ka imoow laga waayay, labada wiilna waa doobab ayaga ayuu la dagan yahay, inta dhinac iiga leexday yiri

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com